Roobka Deyrta Oo Da,ay iyo Saameyn Ka Dhalatay

0

Robaabka ayaa ku diirsadeen dadka iyo duuyada ayaa ka da,ay magaalo madaxda dalka ee muqdisho iyo deegaanada gobolka mudug

Robabkii ka da,ay muqdisho ayaa inta badan biya dhigay wadooyinka ,waxaana taasi ay saameyn ku yeelatay isku socodka dadka iyo gaadiidka

Dhankale Inta badan gobolka Mudug xalay waxaa ka hooray roobkii Gu’ga kasoo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada Gobolka mudug

Roobka ayaa bilowday xili saq dhexe xalay waxaana dadka ku nool deegaanada Miyigaa soo sheegayaan inuu ahaa mid xooggan oo biyo dhigay meelaha uu qabtay.

Roobka Gu’ga ayaa kusoo aadaya xili bulshada gobolka Mudug ay wajahayeen xaalad adag oo ay sababeen abaaraha ka jiray degaannada gobalka Mudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here