Deg Deg: Qarax Khasaare Geeystay Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

0

warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo qasaare kala duwan geeystay oo gordhaweyd ka dhacay degmada deyniile ee gobolkaani banaadir

qaraxaan ayaa waxa la sheegay in uu ahaa miino ,waxaana uu ka dhacay xaafada daaru salaam ee muqdisho

wararka aan ka helayno deegaanka daaru salaam ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay masuuliyiinka ka tirsan maamulka degmada deyniile

qaraxa waxa ka dhashay khasaare kala duwan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

inta la xaqiijiayay waxa qaraxaasi ku dhintay gudoomiye ku xigeenkii  siyaasada mamulka degmada deyniile

wali maamulka gobolka iyo kan degmada deyniile kama hadlin qaraxaani maanta ka dhacay deegaanka daaru salaam ee magaalada muqdisho duleedkeeda kuyaala

Halkaan kala soco wixii kusoo kordha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here