Madaxweyne Puntland Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho

0

Wararka aan ka helayno deegaanada puntland ayaa waxa ay kusoo waramayaan in mdaxweynha dowlad goboleedka puntland uu kusoo wajahanyahay mgaalo madaxda dalka ee muqdisho

wararka ayaa tilmaamaya in madaxweyne saciid dani la filayo in horaanta todobaadkaan uu soo gaaro magalaada muqdisho si uu uga qeybgalo shirka ay iskugu imaanaya madaxda dowladda iyo kuwa dowladda goboleedyda

Shirkaan oo aan la shaacin waqtigiisa rasmiga ah ee uu furmayo ayaa waxa la sheegay in la filayo in todobaadkaan gudihiisa iin uu ka dhaco magaalada muqdisho

waxaana lagu wadaan in madaxda dowlad goboleedyada oo qaar kood muqdisho ka maqan ay yimaadaan kuwaas oo ay ka mid yihiin madaxweynayaasha maamuladda koonfur galbeed iyo galmudug oo dalka dibaddiisa ku maqan gaar ahaana turkiga.

Hogaamiyaha maamulka jubbaland axmed madoobe ayaa horay usoo gaaray muqdisho isagoo maalmo ku sugan ,waxaana la filayaa in Madaxweynayaasha  ay yimaadaan muqdisho

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here