Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran

0

Waxaa maanta oo sabti ah xiran qaar ka mid wadooyinka magaalada caasimada ah ee muqdisho

ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda ayaa waxa lagu soo waramayaa in saakay lagu arkayo isgoosyada waaweyn ee muqdisho ,waxaana gabi ahaanbaisticmaalka wadooyinka caasimada intooda badan

sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in ciidamada dowladda ay wadooyinka muqdisho lama oga balse ,waxaa la sheegay in dadka shacabka ah ay saakay kusoo tooseen wadooyinka oo ay ciidamo xireen

ciidamadaan ayaa waxa ay dadka iyo gaadiidka la sheegay in ay u diidayaan inwadooyinka ay isticmaalaan islamarkaasna ay ku amrayaan in laga laabto

wadooyinka muqdisho ayaa shalay oo jimca ah xirnaa sababo la xariira aasqaran oo loo sameeynayay madaxweynihii hore ee soomaaliya marxuun cali mahdi maxamed

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here