Wararka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Diidmadda Lacagta $50 By Radio Simba - Mart 4, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Qoraal ka soo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar lagu siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah oo maalmihii ugu dambeeyay laga diiday dalka Soomaaliya.