Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo War Kasoo Saaray Diidmadda Lacagta $50

0

Qoraal ka soo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar lagu siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah oo maalmihii ugu dambeeyay laga diiday dalka Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here