Shirkii uu Ku Baaqay Madaxweyne Farmaajo oo Baaqday

0

Waxaa markii Seddexaad baaqday shirkii uu iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Maanta oo khamiis ah ayaa lagu waday in shirka uu ka furmo Magaaladda muqdisho.

Waxaa magaaladda imaanin madaxweynayaasha maamul goboleedyadda jubbaland iyo Puntland,waxayna qoraalo ay soo saareen ay ku sheegeen in aysan shirka ugu qeyb gali doonin Madaxtooyadda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa safar ugu maqan dalka Turkiga Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Koofur Galbeed Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor),iyo C/casiis Lafta Gareen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here