warqad qoraal oo kasoo baxay taliska ciidanka booliska soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in heegan buuxa la galiyay ciidamada dowladda sababo laxiira marxaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka
waxaana qoraalka lagu xusay in dalka ay uu ku jiro xiliyo doorasho islamarkaasna y suurtgal tahay in lasoo qaado weeraro gaadmo ah iyadoona ciidanka la faray in ay feejignan dheeriya ay miijiyaan
qoraalka warqadaan ayaa waxa lagu xusay in ciidanka la ogeysiiyay in madaxda ciidanka ay kormeer ku sameeyen doonan ciidanka heeganka la galiyay
Halkaan Hoose Ka Akhriso


