Akhriso:-War-murtiyeed Laga Saaray Shirkii DFS iyo Musharixiinta

0

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii Hoteelka Decale ugu socday maanta iyo caawa Dowladda iyo Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Ilaa lix qodob ayay ku heshiiyeen dhinacayadda sida lagu sheegau war-murtiyeedka.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay k xuntahay wixii dhacay 19 Febraayo isla markaana ka tacsiyadeyneyso, iyadoo Guddi madax bannaan loo saaray, kuwaasoo baaritaan ku sameeya wixii dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here