Golaha Midowga Mushraxiinta Oo si Xoogan Ucambaareeyay Falkii Shalay Lagu la kacay

0

golaha midowga musharaxiinta utartamaya xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa ay qoraal ay soo saareen ay ku sheegeen in ay cambaareenayaan falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu kacay

waxa kaloo ay sheegeen ay sheegeen in si sharci daro ah uu madxweynaha waqtigiisu dhamaaday uu ugu adeegsaday ciidanka qaranka falkaasna uu yahay mid aad u fool xun

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here