War qad qoraal ah Oo ka soo baxday Urur goboleedka IGAD ayaa waxa Cambaareeyay Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho iyo xasaradaha Siyaasadeed ee soo kordhaya
qoraal Igad ayaana waxaa lagu sheegay iney sii wadi doonan sidii dhinacyada siyaasadeed iyo saamileyda ay uga wada hadli lahaayeen xaalada taagan ee dalka.
waxaana igad ay sheegtay in loobaahanyahay in wax walba wadahal lagu dhameeyo ay haboontahay wixii dhacyna aysan wanaagsaneyn.


