golaha midowga musharaxiinta utartamaya xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa ay qoraal ay soo saareen ay ku sheegeen in ay cambaareenayaan falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu kacay
waxa kaloo ay sheegeen ay sheegeen in si sharci daro ah uu madxweynaha waqtigiisu dhamaaday uu ugu adeegsaday ciidanka qaranka falkaasna uu yahay mid aad u fool xun


