Golaha Midowga Musharaxiinta Oo Puntland Iyo Jubbaland Ku Taageeray In Shirka Wada Tashiga ah lagu Qabto Muqdisho

0

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan dhammaan saamileyda siyaasadeed ee dalka,
waxaana ay sheegeen in ay b taageersanyihiin soo jeedinta Dowlad bv Puntland, Jubbaland iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee ahaa in shirka lagu qabto Muqdisho, islamrkaasna kasoo qayb galayaasha la ballaariyo iyagoo sheegay in loo baahayan in Beesha Caalamkana ay goobjoog ka noqoto shirkaasi.

dhankale golaha musharaxiinta ayaa waxa ay sheegeen in shirka uu madaxweyne Maxamad C/llaahi Farmaajo uga qaybgali karo oo qur ah in uu yahay murashax la mid ah murashaxiinta kale ee u taagan xilka Madaxweynimo, haddii uusan tartanka ka tanaasuleen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here