Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya Oo Kulan looga Hadlayay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka La Qaatay Cali Mahdi

0

wasiiro ka tirsan xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay kulan xasaasi ah la qaateen cali mahdi oo ka mid ah hogaamiyaashii hore ee dalka soomaray

kulankaan masuuliyiinta  ka qeyb gashay waxa ka mid ah  wasiir amniga xukuumada faderaalka soomaali iyo wasiirka arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumada soomaliya

waxaana kulankaan looga hadlayay arimo badan oo kusaabsan doorashooyinka dalka iyo xaalada kacsanan siyaasadeed ee dalku uu luga lagalay

warar aan ka helayno kulanka wasiirada iyo cali mahdi ayaa waxa la sheegay in diirada lagu saaray sii loo dajin laahaa xaaladaha kacsanan tahay ah ee ka jira dalka taasi oo ka dhalatay in waqtiga dowladda madaxweyne farmaajo uu hogaamiyo ay dhamaatay islamarkaasna ay hanjabaadyo hawada laisku marinayo

xubnaha mucaaradka ayaa waxa ay madaxweynaha ugu baaqeen in uu xilka iska wareejiyo maadaama uu waqtigiisu dhamaaday waxaana ay sheegeen in wixii hada kabilowda aysanba aqoonsaneyn

kulanka wasiirada ka tirsan xukuumada soomaaliya iyo cali mahdi ayaa waxa la sheegay in looga hadlay siidii loo dajin lahaa xiisadaasi kacsan ee udhexeysa xubnaha mucaaradka iyo madaxad dowladda ee haatan talada dalka heysa

wararka ayaana intaasi ku daraya in inta uu kulanku socday laisku soo hadal qaaday sidii lasikugu soo dhaweyn lahaa islamrkaasna loo dajin lahaa xaalada siyaasadeed ee dalka oo cirka isku sii shareertay kadib fashilkii shirkii dhuusamareeb iyo muda xileedka madaxweynaha oo dhamaaday

kulankaan xasaasiga ah oo ay wada qaateen wasiiro ka tirsan xukuumada faderaalka soomaliya iyo cali mahdi  ayaa waxa uu imaanaya xil ay jirto xurguf xoogan oo udhexeysa xubnaha mucaaradka iyo madaxada dowladda ee haatan lada dalka heysan kuwaas oo hadalo xanafleh hawada isku marinaya

waxaana kulamkaan lasheegay in uu ka mid yahay kulamada siyaasadeed ee lagu doonayo in;lagu badbaadiyo dalka islamrkaasna looga baaqsado qalalaaso siyaasadeed

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here