Barlamaanka Dalka Turkiga Oo Ansixiyay Qaraar ku Saabsan Ciidanka Turkiga Ee Ku Sugan Soomaaliya

0

waxa xalay kulan ay yeesheen barlamaanka wadanka turkiga ay ku meelmariyeen qarar kusaansan howlagalada ciidamada turkiga ee ku sugan gudaha soomaaliya

barlamaanka turkiga ayaa waxa ay muddo kordhin u sameeyeen ciidamada turkiga ee howlgalada u jooga soomaalya kuwaasi oo waqtigoodu ku ekaa 10-2-2021

waxaana qaraarka xalay ee barlamaanka wadanka turkiga lagu meelmariyay muddo hal sano ah oo lagu kordhiyay waqtiga ciidamada turkiga ee ku sugan gudaha soomaaliya
s

ababta ciidamada turkiga ee ku sugan soomaaliya ay barlamaanku ugu kordhiyeen waqtiga ayaa waxa la sheegay in ay ciidamada turkigu muhiim u yihiin ganacsiga iyo amaanka doomaha maraya xeebaha soomaaliya

Ciidamada turkiga ayaa saldhig aad u ballaaranna ku leh magaalada Muqdisho ee Soomaaliya,waxaana inta badan ay ka taageeraan arimo ku saabsan taageerida arimaha sugida amiga iyo tababarada ciidamada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here