Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Farsamada ee Soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.
Guddigaan ayaa ka kooban 11-xubnood waxayna ka shaqeyn doonaan soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hir-shabeelle.


