MW Waare oo Magacabay Guddiga Farsamada ee Soo xulista Baarlamaanka labaad.

0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Farsamada ee Soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.

Guddigaan ayaa ka kooban 11-xubnood waxayna ka shaqeyn doonaan soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hir-shabeelle.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here