Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyay

0

Madaxweynaha Hirshabeelle Md Mohammed Abdi Ware ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka DG Hirshabeelle Md Cali Xaaji Cabdulle Ali Isgoowe Waxa uuna Xilkaas u Magacaabay Md Cabduqaadir Abuukar Muxumed.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here