Wararka Madaxweynaha Hir-shabeelle oo Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Sameeyay By Radio Simba - Ağustos 13, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Hirshabeelle Md Mohammed Abdi Ware ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka DG Hirshabeelle Md Cali Xaaji Cabdulle Ali Isgoowe Waxa uuna Xilkaas u Magacaabay Md Cabduqaadir Abuukar Muxumed.