Ammaanka Dhuusamareeb oo La Adkeyay iyo Wufuud Ku Qul-Quleysa.

0

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ku qul-qulaya wufuud ka qayb galaysa shirka la filay in uu dhawaan ku furmo magalada dhuusamareeb, waxaana shirkaas isugu imaan doona madaxda maamul Goboleed yad.

Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay,waxaana warar soo baxayay ay sheegayaan in Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland ay dalbadeen in Magaalada Dhuusamareeb laga saaro Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad oo ay halkaasi geysay dowladda Soomaaliya in kastoo warkaasi laamaha ammaanka Soomaaliya ka hadlin.

tn iyo shalay waxaa magaalada ka socday shirar ay leyihiin madaxda hay’adaha mmaanka oo ay kaga shirayan sidii ammaanka guud ee magaalada loogu adkeyn lahaa, maalinta barri ah ayaa lagu wadaa in shirkaasi uu si toos ahg u furmo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here