Shir u dhexeeya Hoggaanka Beelaha Muqdisho iyo Madasha Xisbiyada Qaran oo Muqdisho Ka Dhacay

0

Shir u dhexeeya madaxda xisbiyada qaran iyo hoggaanka dhaqanka beelaha daga muqdisho ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta madasha xibiyo qaran  xafiiskooda muqdisho.

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Madaxweynihi hore Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Ilays Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali ayaa Kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Madasha qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka gaar ahaan Imaam Maxamed Yuusuf Cali Iimaan iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle.

Shirka ayaa kusoo idlaaday jawi daggan, waxaana labada dhonac ay isku fahmeen qodabadii ay ka wada hadleen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here