Bannaanbax ka Dhacay Magaalada Baladweyne

0

Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ka dhacay bannaanbax ballaran oo ay dhigayaan dad shacab ah, kuwaas oo sheegay in ay ka caraysan yihiin kursi xildhibaan oo laga wareejiyay Baladweyne.

Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo deegaan doorshadiisa tahay Baladweyne oo wareejiyay Jowhar waxaana shacabka reer baladweyne ay sheegeen in ay ka xun yihiin sida loo wareejuyay kursigaas oo degaan doorashadiisu tahay magaalada Baladweyne ee xaunta Gobalka Hiiraan.

Waxaa gudaha magaalada lagu arkayaa dad shacab ah oo dhalinyaro u badan kuwaas oo ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah xildhibaanka kursigiisa loo wareejiyay Jowhar.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here