Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Geerida ku Timid Taliyihii hore ee Ciidamada Darawiishta Puntland, Guddoonka Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.


