Puntland oo Ka Hadashay Geerida Taliyihii Hore ee Daraawiishta Puntland

0

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Geerida ku Timid  Taliyihii hore ee Ciidamada Darawiishta Puntland, Guddoonka Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here