wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xilka Qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii siyaasadda Gobolka Shabeellaha Hoose Xasan Abuukar Jimcaale.
waxaana xilkaan loo magacaabay Abuukar Cabdalla Bashir, isagoo bedelaya Xasan Abuukar.


