Muwadiniin Soomaaliyeed oo Maanta Dalka Dib Loogu Sooceliyay

0

waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay muwaadiniin Soomaaliyeed oo in muddo ah dalka dibaddiisa ku xajirnaa, Muwadiniin gaaraya 128 qof oo isugu jira Ragg iyo Dumar ayay Safaarada ku guleeysay maanta in dib dalka logu soo celiyo, iyaga oo gaari doona magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe.

dowladda Hindiya ayaa u fududeysay in muwaadiniintaan ay dalka dib ugu soo laabteen maaddama ay dalkaas ku xayirnaayeen,Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindya Fadumo Cabdullahi Insaaniya ayaa  dhawanahaanba ku hawlaneed sidii markale muwaadiniinta Soomaaliyeed  ee ku xaniban halkaasi dib dalka logu celin lahaa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here