Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka KGS oo Xilka Qaadis Sameeyay

0

wasiirka Arrimaha gudaha  maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa xilka Qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii siyaasadda Gobolka Shabeellaha Hoose Xasan Abuukar Jimcaale.

waxaana xilkaan loo magacaabay  Abuukar Cabdalla Bashir, isagoo bedelaya Xasan Abuukar.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here