Aqalka Sare oo Guddi u Xil Saaray Isku Keenista Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magacaabay Guddiga Isu-keenista Madaxda Labada Heer dowladeed ee Federaalka iyo dowlad Goboleedyadda.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa lagu sheegay in Guddiga la magacaabay oo ka kooban 9-xubnood ay ka shaqeyn doonaan isku keenista Madaxda Labada Heer dowladeed ee Federaalka iyo dowlad Goboleedyadda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here