DFS oo Ka Tacsiyadeysay Geeridda Safiirkii Jaamacadda Carabta u Fadhiyay Soomaaliya

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ka tacsiyadeysay geeridii ku timid AUN Safiirkii Jaamacadda Carabta u fadhiyay dalkeena Soomaaliya Ambassador Xamuud Al Xuweydi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here