War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Baydhabo

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku waramaya in Qarax uu Goordhaweyd ka dhacay Magaaladaas.

Qaraxaan ayaa ka dhex Dhacay Xiro Barakacayaal oo ku Taala Magaaladd Baydhabo Taasi oo Lagu Magacaabo Xanaano.

Ilaa Haatan lama oga Qaraxa inuu ahaa miino meesha ku aasneyd & Qarax qof waday, balse goobjoogayasha ayaa sheegaya Khasaare dhaawacyo u badan inuu ka dhashay Qaraxaasi.

Goobta uu Qaraxa Ka Dhacay Waxaa Gaaray Ciidamadda amaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here