Xisad Dadaal oo Ka Taaggan Qaybo ka Mid ah Maamulka Jubaland

0

Wararka aan ka helayno Gobolka Gedo ayaa kusoo uwaramaya in deegaanno ka katirsan Gobolkaasi ay ka socdaan  dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo iska soo horjeedo kuwaas oo ay wadaan Ciidamo kala Taabacsan Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Ciidanka Dowladda Kenya oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland C/Rashid Xasan Cabdi Nuur Janan

Dhaqdhaqaaqan Ciidan ee ka soconaya Gobolka Gedo ayaa yimid kadib markii maalmahii dambe  Uu khilaad u dhaxeeyey Madaxeynaha  Maamulka Jubbaland Axmed maxamed islaam Axmed Madoobe iyo madaxweyne ku xigeenka koobka ee Maamulkaasi waxana lagu eedeynaya Dowladda keyna in ay Gadaal la riixayso dhaqdhaqan Ciidan ee ay wadaan Ciidamada ka amar qaata Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdrashiid Xasan Cabdi Nuur Janan kuwas oo qalaas galinayo Deeganada Gobolka Gedo sida ay inoo xaqiijiyeen qaar kamid ah mas’uuliyiinka gobolkaasi

Sarkaal la katirsan Ciidanka Dowladda Soomaliya oo kusugan Gobolka Gedo ayaa Idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho usheegay in dhaqdhaqayo Ciidan oo iska soo horjeedo ka socdan Gobalka gedo islamrkana ay udhaxeeya Ciidama dowladda e kusugan halkaasi iyo Ciidamo ka amar qaata waziirka Amniga Jubbaland oo ku sugan inta udhaxeya Magaaloyinka Mandheera iyo Baladxaawo Asaga oo xusay Ciidama Dowladda Soomaliya ay ku eedeyaan dhaqdhaqaqaqyadasi Dowladda Kenya oo ayadu halkaasi ka wado falal Amniga liddi ku ah  waxa uuna shegay in Ciidamada  Dowladsa ee kusugan halkaasi ay diyaar garooben in cidkasta o ay u arkan in ay dhibaatooyin wadan Deegaanada Gobolka gedo ayna Jawaab ka bixinayan sidoo kalana ay tilaabooyin adag oo deg dega ka qaadayaan islamarkaa ay heegan Buuxa kujiraan

inta badan waxa soo laablaabo dhaqdhaqaayada Ciidan ee ka Socdo Deegaano ka Tirsan Gobolka Gedo kuwaaa oo lagu eedeye in ay halkaasi kawadaan Ciidamo kala taageersan Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Ciidanka  oo uu Hor kacayo waziirka Amniga Jubbalan C/Rashid janan   oo taageyo is helayo Dowaldda Kenya ayagoona Deegaanadaas ay kawadaan falal Qalqalganiyo Amniga Goblka Gedo kuwas oo  Cabsi xoogan at ka qaban Bulshasa ku  dhaqan Gobolka Gedo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here