Madaxda Maamulka KGS oo u Tacsiyeeyay Xildhibaan Geeriyooday

0

Shalay gelinkii dambe waxaa magaalada Beydhabo ku geeriyooday  allah u raxmadee xildhiban katirsanaa maamulka koonfur galbed kaaa wayahani ku xanunsanaye deeganadasi koonfur galbeed

Xildhibankani geeriyoday aya lagu magacaabi jiray allah unaxariiste xildhiban yuusuf cabdi Nuur oo maamlmihii lasoo dhaafaye ku xanuunsanaa magalada Beydhabo

Waxana geerida xildhibankaasi katacsiyadeyyay qaar kamida xildhibanada maamulkasi konfur galbeed somaliya iyo gudoomiyaha Barlamaanka maakulkasi

Xildhibaan Aadan Kheyre oo kamida xildhibanada mamulka koonfur galbeed oo Simba u waramayey ayaa ka tacsiyey  geeridii kutimid xildhiban yuusuf cabdi Nuur oo katirsana baarlamaanka maamulkasi konfur galbed

Waxa uuna eebe oga baryay in Samir Buuxa ooo kasiiya ehelkii iyo asxaaptii uu katagay isagona sidoo kale eebe oga baryay in janadii fardowso uu kawaraabiyo

Dhan kale gudoomiyaha Barlamanka ee maamulkasi koonfur galbeed Dr,ali saciid fiqi ayaaa Tacsi Tiiranyo leh udiray dhaman umada reer koonfur galbed gaar ahaaan ehladii iyo qoyskii uu ka geriyooday xildhiban yuusuf cabdinuur oo kamid ahaa xildhibanada maamulka koonfur galbeed eee shalay gelinkii dambe ku geeriyooday magalada Beydhaba

Waxa uuna yiri anagoo ku hadlaya magaceyga iyo kan xildhibanada maamulkasi konfur galbeed iyo madaxweynaha dowlad goboledka koonfur galbeed

Waxana halkan tacsi ugu direynaa qoyskii uu ka geriyoday iyo umada reer konfur galbeed xildhiban yuusuf cabdinuur oo kamid ahaa xildhibanada maamulkasi konfur galbeed

Waxa uuna allah uga baryay in janadiisa fardowso uu ka waraabiyo

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here