Shalay gelinkii dambe waxaa magaalada Beydhabo ku geeriyooday allah u raxmadee xildhiban katirsanaa maamulka koonfur galbed kaaa wayahani ku xanunsanaye deeganadasi koonfur galbeed
Xildhibankani geeriyoday aya lagu magacaabi jiray allah unaxariiste xildhiban yuusuf cabdi Nuur oo maamlmihii lasoo dhaafaye ku xanuunsanaa magalada Beydhabo
Waxana geerida xildhibankaasi katacsiyadeyyay qaar kamida xildhibanada maamulkasi konfur galbeed somaliya iyo gudoomiyaha Barlamaanka maakulkasi
Xildhibaan Aadan Kheyre oo kamida xildhibanada mamulka koonfur galbeed oo Simba u waramayey ayaa ka tacsiyey geeridii kutimid xildhiban yuusuf cabdi Nuur oo katirsana baarlamaanka maamulkasi konfur galbed
Waxa uuna eebe oga baryay in Samir Buuxa ooo kasiiya ehelkii iyo asxaaptii uu katagay isagona sidoo kale eebe oga baryay in janadii fardowso uu kawaraabiyo
Dhan kale gudoomiyaha Barlamanka ee maamulkasi koonfur galbeed Dr,ali saciid fiqi ayaaa Tacsi Tiiranyo leh udiray dhaman umada reer koonfur galbed gaar ahaaan ehladii iyo qoyskii uu ka geriyooday xildhiban yuusuf cabdinuur oo kamid ahaa xildhibanada maamulka koonfur galbeed eee shalay gelinkii dambe ku geeriyooday magalada Beydhaba
Waxa uuna yiri anagoo ku hadlaya magaceyga iyo kan xildhibanada maamulkasi konfur galbeed iyo madaxweynaha dowlad goboledka koonfur galbeed
Waxana halkan tacsi ugu direynaa qoyskii uu ka geriyoday iyo umada reer konfur galbeed xildhiban yuusuf cabdinuur oo kamid ahaa xildhibanada maamulkasi konfur galbeed
Waxa uuna allah uga baryay in janadiisa fardowso uu ka waraabiyo

