Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sameeyay Howl gallo qorsheysan oo ay ku baarayaan miinooyin dhulka lagu aasay iyo Qaraxyo kale.
Degaanno iyi degmooyin ka tirsan Gobalka Sh\hoose ayay cidanku howlgalo ballaaran kasameeyeen, waxaana ay kusoo heleen qaraxyo ay shegeen in ay ku aasnaayeen degaanada ay howlgalada ka sameeyeen.
Inta u dhaxaysa Awdheegle iyo km50 ayay ciidanka ka sameeyeen miino baaris aad u ballaadhan, waxaana inta howl galku nsocday ay soo saaren tiro qaraxyo ah.
Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-octobar Gashaanle Axmed maslax Xuseen oo la hadlay idaacada Codka Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay inay ku guuleysteen soo saarista iyo but burinta miinooyinkii ay Aaseen Al-Shabaab.

