Qaybo ka mid ah maamulka Galmudug ayaa lasoo sheegayaa in ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah, waxaana laga yaabaa in dagaal uu ka qarxo maddaama ay halkaasi isku horfadhiyaan laba ciidan oo kasoo kala jeeda laba beelood oo walaalo ah.
Waxaa saacad waliba la filan karaa in dagaal uu ka qarxo degaanka Qalan-qalle, iyadoo ay is horfadhiyaan labadii malleshiyo beeleed.
Codka Hoose Ka Dhageyso

