Taliyahii Ciidanka Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland oo is Casilay

0

Waxaa maanta xilkii uu ka hayay maamulka Puntland iska casilay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland, Gaashaanle Sare Barkhad Cabdullaahi Yuusuf

“Anigoo ah G/sare Barkhad Abdillahi yusuf taliyaha ciidanka Madaxtooyada Puntland waxaan kudhawaaqayaa Maanta oo tarikhdu tahay 5/5/2020 inan iskacasilay xilkii ahaa taliyaha cidanka madaxtoyada Puntland” ayuu ku yiri qoraalkiisa.

Taliyaha ayaa xilka hayay muddo  sanad iyo afar Bilood ah, lamina oga sababta ka danbeysay in uu is casilo taliyuhu.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here