Galmudug oo Wafdi u Dirtay Bacaadweyne iyo Xaalad Kacsan oo Ka Taagan Degaanka

0

Wafdi ka socda maamulka Galmudug ayaa gaaray  degaanka  Bacaadweyne oo ka tirsan Gobalka Mudug, waxaana degaanka ka taagan xaalad nolo xumo oo aad u liidata.

Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayo Wasiirka Cusub ee Arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi waayeel, waxaana kamid ah Wasiiro iyo Xildhibaano, iyagoona Gurmad u sida dadka shacabka ah ee waxyeelada kasoo gaartay daadadkii ku rogmaday Bacaadweyne.

Magaalada waxaa saameeyay daadad kusoo rogmaday oo khasaare gaarsiiyay dadka degaanka, walina waxaa taagan cabsi xooggan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here