Rag Hubeysnaa oo Lagu Qabtay Magaaladda Muqdisho

0

Booliska Gobolka Banaadir ayaa qabtay 5 Qof oo 2 ka mida Hubaysnaayeen, kuwaasoo ku dhex dhuumanayay Dibadbaxayaashii Daljirka Dahsoon shalay ku banaanbaxayay.

Qoraal kasoo baxay Taliska booliska ayaa lagu sheegay in ragga la qabtay ay ahaayeen Al-Shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here