Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Filish ayaa dadweyne Banaanbax ka dhigayay muqdisho kula hadlay goob fagaare ah, waxaana uu sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono dadkii dhibka u gaystay.
Cumar Filish oo dad caraysan kula hadlayay goobta ay ku bannaan baxayeen ayaa ku qanciyay in ay caddaalad heli doonaan.
Hoos ka dhagayso Codka Guddoomiyaha

