Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo La Hadlay Dad Ka Caraysan Dil Ka Dhacay Muqdisho

0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Filish ayaa dadweyne Banaanbax ka dhigayay muqdisho kula hadlay goob fagaare ah, waxaana uu sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono dadkii dhibka u gaystay.

Cumar Filish oo dad caraysan kula hadlayay goobta ay ku bannaan baxayeen ayaa ku qanciyay in ay caddaalad heli doonaan.

Hoos ka dhagayso Codka Guddoomiyaha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here