Madasha xisbiyada Qaran ayaa ka digtay in la siyaasadeeyo Caabuqa Carona-virus,islamarkaana dib loo dhigo doorashadda Soomaaliya ka dhacaysa sanadka 2021-ka.
Guddoomiyaha Madasha xisbiyada Qaran Shiikh shariif oo shir jaraaid ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa talooyin iyo baaqyo u jeediyey dowladda, ganacsatada, qeybaha bulshada iyo beesha caalamka.



