Maamulka Jubbaland oo Digniin Cusub u Diray Ganacsatada Reer Jubaland

0

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faaiidaysanaya xaaladda uu keenay caabuqqa COCID-19.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here