Wararka Maamulka Jubbaland oo Digniin Cusub u Diray Ganacsatada Reer Jubaland By cabdi naasir - Nisan 11, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faaiidaysanaya xaaladda uu keenay caabuqqa COCID-19.