Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan U Magacaabay Mudane Cali Jeyte Cismaan, iyadoo xilkaasi laga qaaday Guddoomiyihii hore ee Gobolkaasi, mudane Cali Muxumed Caraale kaddib Wareegto Ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha.


