Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan oo Xilka Laga Qaaday, Mid Kale oo La Magacaabay

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan U Magacaabay Mudane Cali Jeyte Cismaan, iyadoo xilkaasi laga qaaday Guddoomiyihii hore ee Gobolkaasi, mudane Cali Muxumed Caraale kaddib Wareegto Ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here