DFS oo Beenisay Warar sheegayay in Jubaland ay Ciidan Soo Dhoobtay Balad-xaawo + Cod

0

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada Gabalka Gedo ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegayay in maamulka Jubbaland ay ciidan farabadan soo dhoobeen degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gabalka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Warar soo baxayay ayaa sheegayay in maamulka Jubaland ay ciidan kusoo daabuleen degmada Balad-xaawo iyo mandheera.

Waxaa uu sheegay  guddoomiyuhu in aysan jirin ciidan ay Jubaland soo dhoobtay degaanadaas.

Hoos ka dhagayso codka Guddoomiyaha

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here