Madaxweyne Deni iyo Wasiiradda Maamulka Puntland oo Ka Shiray Amniga Boosaaso

0

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Jabuuti, Dib-u habaynta Amniga Magalaada Boosaaso iyo isbedelka Geeska, qaban-qaabada shirka wadatashiga reer Puntland, xaaladda Caabuqa Coronavirus, Xalaadda Ayaxa iyo xaalufinta Dhulka.

Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland, iyada oo Goluhu ansixiyey Xeerka Dowladaha hoose ee Lr.7.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here