Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay hogaamiyaha ASWJ Macalin Maxamuud

0

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Ahmed Abdi Kaariye ayaa madaxtooyadda Galmudug ku qaabiley hogaamiyaha ASWJ Macalin Maxamuud Shiikh Xasan Faarax.

Madaxweynaha ayaa ku amaanay ASWJ sida ay u muujiyeen tanaasulka iyo ka shaqeeynta dib u heshiisiinta.

Hoggaamiyaha Guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa shalay ku dhawaaqay in uu guud ahaan ururka uu ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay inaysan aqbali karin in dad shacab ah ay ku dhintaan dagaalo ka dhaca Galmudug sidaa awgeedna ay uga tanaasuleen dhammaan ka qeybgalka siyaasada Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here