Mareykanka oo Duqeyn Ku Dilay Laba Xubnood oo AL-Shabaab Ka Tirsanaa

0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadooda taliska ciidanka Mareykanka ee Africa ayaa  duqeyn diyaaradeed ku dilay labo ka tirsan Al-shabaab, aagga deegaanka Kunya barrow ee gobolka Shabellada Hoose.

Qoraalka kasoo baxay Taliska mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM waxaa lagu sheegay in aanu jirin waxyeelo gaartay dadka rayidka oo ay xaqiijiyeen.

AFRICOM Waxa ay sheegtay in lasii wadi doono duqeymaha lala beegsado xubnaha Shabaab iyo Kooxda Daacish.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here