Akhriso:-Bankiga Dhexe oo Shacabka Soomaaliyeed Kaga Digay Adeega Forex

0

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed shirkado dalka ku soo badanaya ee Forex loo yaqaano kuwaas oo shacabka lacago ka urursada,sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Bankiga Dhexe.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here